Xogtaada qof ahaan, sida ciwaanka aad degan tahay, ciwaanka ii-meylka, telefoonka, iyo taariikhda dhalashada ee aad bixisid markaad codsaneysid kaarka maktabadda, iyo xogta kale ee lagugu aqoonsado markaad wax amaahanaysid waa qarsoon tahay oo la lama wadaago cid kale. Xogtaas waxaa kaliya oo arki kara adiga iyo shaqaalaha maktabadda ee kuu adeegaya.
Data Privacy
The address, email address, telephone number and birthdate you provide when applying for a library card, and any information that links you with the library materials you check out, are private. The information may be viewed only by you and library staff who need the information to provide you with library service. |