Inta badan waad cusbooneysan kartaa qalabka aqoonta ee aad ka amaahatid maktabadda haddii aan qof kale codsan. Waxaad ka cusbooneysan kartaa cinwaanka interneedka www.hclib.org, telefoonka ama in aad timaadid qof ahaan maktabadda. Si aad u cusbooneysatid alaabta maktabadda, waa inaad haysatid kaarka maktabadda. Buugta lagu kiraysto barnaamijka Bestseller Express lama cusboonaysan karo.
Renewing Library Materials Most items may be renewed unless requested by another patron. You can renew materials online at www.hclib.org, by touchtone phone or at the library. You will need your library card when renewing items. Bestseller Express rental program books may not be renewed. |