Alaabta maktabadda waxaad ka codsan kartaa interneedka www.hclib.org, telefoonka ama inaad qof ahaan timaadid maktabadda. Waa lagu soo wargelin doonaa marka qalabkaad codsatay diyaar yahay. Baaji codisgaaga haddii aadan u baahnayn qalabka aad codsatay.
Requesting Library Materials
You can request library materials online at www.hclib.org, by phone or at the library. You will be notified when your materials are available. Cancel your request if you no longer need an item. |